HomeWararJabuuti: Dad hor leh oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus

Jabuuti: Dad hor leh oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Telefishinka Dowladda Jabuuti ayaa ayaa sheegay in afar qof ee maanta laga heley Coronavirus dalka Jabuuti ay yihiin muwaadiniin reer Jabuuti ah oo ka soo laabtay Somaliland. Sidoo kale Warka uu baahiyay Telefashinka Dowladda Jabuuti ayaa waxaa uu ku sheegay in dadkaas laga helay Coronavirus ay ka soo gudbeen xuduudka dhinaca dhulka ah oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Jabuuti ayaa ayaa sheegay in afar qof ee maanta laga heley Coronavirus dalka Jabuuti ay yihiin muwaadiniin reer Jabuuti ah oo ka soo laabtay Somaliland.

Sidoo kale Warka uu baahiyay Telefashinka Dowladda Jabuuti ayaa waxaa uu ku sheegay in dadkaas laga helay Coronavirus ay ka soo gudbeen xuduudka dhinaca dhulka ah oo ay wadaagaan Jabuuti iyo Soomaaliya.

- Advertisement -

Tiradda dadka laga helay Cudurka halisa ah ee Coronavirus ee dalka Jabuuti ayaa waxaa la sheegayaa inay gaartay 18 ruux oo lagu karantiilay Xarumo gooni ah oo loogu talagalay.

Cudurkaan saf-marka ah ee COVID-19 oo haatan kusii faafaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka ayaa waxaa u geeriyooday in ka badan 30,000 oo Qof oo ay ku jiraan dad Soomaali ah, halka kumanaan qof kalena uu soo ritay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts