HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu xiray Mareykanka iyo sababta keentay

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu xiray Mareykanka iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Muwaadin Soomaaliyeed lagu magacaabo Cumar Calasoow ayaa maaliin kahor waxaa lagu xiray xabsi ku yaalla Magaaladda Rojester ee Gobalka New York ee dalka Mareykanka, kadib markii uu qori ku taagay Haweeney. Ciidamo ka tirsan Booliska Rojester ayaa Cumar qabtay xili uu gaarigiisa laga dhex helay qori, waxaana Haweeneyda oo 59-jir ah uu qoriga ku taagay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwaadin Soomaaliyeed lagu magacaabo Cumar Calasoow ayaa maaliin kahor waxaa lagu xiray xabsi ku yaalla Magaaladda Rojester ee Gobalka New York ee dalka Mareykanka, kadib markii uu qori ku taagay Haweeney.

Ciidamo ka tirsan Booliska Rojester ayaa Cumar qabtay xili uu gaarigiisa laga dhex helay qori, waxaana Haweeneyda oo 59-jir ah uu qoriga ku taagay ay aheyd mid horey ay deris ahaayeen, iyadoo ku dacweesay Ciidamada Booliska.

- Advertisement -

Sidoo kale Haweeneyda ayaa waxaa ay tilmaamtay in Cumar Calasoow uu doonayay inuu toogto uuna ugu tegay goob ay ku sugneyd, isla markaana uu qoriga ka katibay oo ay xabbadu ka dhici weyday, sidaasina ay uga carartay.

Cumar Calasoow oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo 59-jir ah ayaa waxaa la xusay inuu lagu soo oogi doono Fal-dembiyeedka Isku-day dil ah, ilaa iyo hadana lama oga sababta keentay inuu qori ku taago Haweeneydaas oo ay deris ahaayeen jireen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts