HomeWararDowladda Soomaaliya oo joojisay duulimaadyadii gudaha dalka

Dowladda Soomaaliya oo joojisay duulimaadyadii gudaha dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow ku dhawaaqday in la joojiyay duulimaadyadii isaga kala gooshi jiray gudaha dalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ayaa waxaa lagu sheegay in wixii ka bilowda maalinta berri ah si KMG ah loo joojiyay duulimaadyadii gudaha dalka, si looga hortego faafida Cudurka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow ku dhawaaqday in la joojiyay duulimaadyadii isaga kala gooshi jiray gudaha dalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ayaa waxaa lagu sheegay in wixii ka bilowda maalinta berri ah si KMG ah loo joojiyay duulimaadyadii gudaha dalka, si looga hortego faafida Cudurka halista ee Coronavirus.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa Diyaaradaha iyo dadka la shaqeeya lagu amray inay u hogaansamaan awaamiirta iyo tallooyinka dowladda gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda.

Dowladda Federaalka ayaa dhawaan joojisay duulimaadyadii Caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray iyo kuwixii ka bixi jiray, si looga hortego faafida Cudurka halista ee COVID-19.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts