HomeCaalamkaMaxamed Nur Cadde “Aabahay Nur Cadde wu noolyahay waana been warka“

Maxamed Nur Cadde “Aabahay Nur Cadde wu noolyahay waana been warka“

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ehelada ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadre ayaa ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla magaalada London halkaas oo lagu dabiibayo.   Baraha bulshada ayaa lagu daabacay warar sheegaya in uu geeriyooday iyada oo ehelada ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka ay sheegeen in ay wararkaas yihiin kuwa been abuur ah welina Isbitaalka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Ehelada ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadre ayaa ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla magaalada London halkaas oo lagu dabiibayo.

 

Baraha bulshada ayaa lagu daabacay warar sheegaya in uu geeriyooday iyada oo ehelada ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka ay sheegeen in ay wararkaas yihiin kuwa been abuur ah welina Isbitaalka uu ku jiro.
Maxamed Nur Cadde oo Radio Dalsan la halday aya u sheegay warka lagu faafiyey Warbaahinta qaar inuu been abuur yahay waxuuna sheegay in xaalada aabihi ay ka so reyneyso.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde ayaa ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla London waxaana ra’iisul wasaare Kheyre uu sheegay in laga warqabayo kadib markii uu la hadlay xubno ka mid ah qoyskiisa una rajeeyay caafimaad deg deg ah.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts