HomeCaalamkaAkhriso:-Halka ay mareyso Tirada dadka u dhintay Cudurka Coronavirus

Akhriso:-Halka ay mareyso Tirada dadka u dhintay Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Tirada dadka cudurka coronavirus ugu dhintay waddanka Mareykanka ayaa waxa ay dhaaftay 2 kun, taas oo ka dhigan in laba maalmood gudahood ay laba laabmatay tirada dhimashada uu sababay cudurkaasi.

120,000 oo qof ayaa haatan la ogyahay in cudurkaasi uu kula dhacay gudaha waddankaasi

- Advertisement -

Hayeeshee Madaxweyne Donald Trump waxa uu si degdeg ah uga laabtay suuragalnimada in uu xayiraad ku soo rogo deegaannada uu cudurkan sida ba’an u saameeyay ee New York iyo New Jersey.

Barasaabyada labadaasi gobol ayaa aad uga carooday fikirkaas.

Yurubna tirada dadka u dhintay cudurkan ayaa waxa ay dhaaftay 20 kun, iyadoo Talyaaniga iyo Spain ay soo weriyeen in maalin qura ay dalalkooda ku dhinteen in ka badan 800 qof dalkiiba.

- Advertisement -

Talyaaniga ayaa sii adkeeyay xayiraadaha uu dakkiisa ku soo rogay oo waxa uu soo saaray in la ogaado heer kulka dhammaan dadka dalkaas dibadda kaaga imanaya ee keenaya walxahan afka lagu xirto.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories