HomeWararSomaliland oo ku Eedeysay Dowladda Somalia khal-khal gelin Hawo

Somaliland oo ku Eedeysay Dowladda Somalia khal-khal gelin Hawo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegtay in Somaliland ay u madax banaan tahay maamulista hawadeeda oo aysan jirin cid kale oo xiligaan la maamusho hawada. Maareeyaha Duulista iyo Garoomada Somaliland Maxamuud Cabdi Rodol oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay haweeda aysan cid la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegtay in Somaliland ay u madax banaan tahay maamulista hawadeeda oo aysan jirin cid kale oo xiligaan la maamusho hawada.

Maareeyaha Duulista iyo Garoomada Somaliland Maxamuud Cabdi Rodol oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay haweeda aysan cid la maamulin, isla  markaana ay iyada u madax banaan tahay.

- Advertisement -

Maareeye Maxamed Rodol ayaa waxaa uu dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay dooneyso inay khal-khal galiso xiriirka dhanka hawada ee kala dhexeeya dalalka Dunida.

Waxaa uu sheegay in garoomada diyaaradaha Somaliland ay u furan yihiin dhamaan diyaaradaha Caalamiga ah ee doonaya inay kasoo degaan, marka laga reebo duulimaadyadii ay u mamnuuceen sababo la xiriira Cudurka Coronavirus.

Si kastaba hadalka Maareeyaha Duulista iyo Garoomada Somaliland ayaa waxaan uu kusoo aadayaa, iyadoo Maanta Garoonka Hargeysa ay ka degtay diyaaradda Ethiopian Airline, xili ay dowladda Federaalka Soomaaliya joojisay duulimaadyadii caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray iyo kuwii kabixi jiray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts