HomeWararBooqashadii Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar oo la joojiyay + sababta

Booqashadii Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar oo la joojiyay + sababta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta shaaciyay in la joojiyay booqashadii loogu imaan jiray Maxaabiista kala duwan ee ku xiran xabsiga dhexe ee xamar sababo la xiriira ka hortega Cudurka halista ee Coronavirus. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan  oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu u sheegay in lagu amray inay joojiyaan dadkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta shaaciyay in la joojiyay booqashadii loogu imaan jiray Maxaabiista kala duwan ee ku xiran xabsiga dhexe ee xamar sababo la xiriira ka hortega Cudurka halista ee Coronavirus.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan  oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu u sheegay in lagu amray inay joojiyaan dadkii booqashada  ugu  imaan jiray Maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xarunta SPC.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Taliye Cabdiraxmaan Aadan in Albabaabka laga galo Xarunta Xabsiga dhexe ay Wasaaradda Caafimaadka keeni doonto dhaqaatiir Caafimaad si loo baaro qof kasta oo dooneysa inay gasho Xarunta Xabsiga.

Isaga oo sii hadlaayay Taliyaha Ciidanka Asluubta ayuu sheegay in booqashada Maxaabiista la joojiyay muddo laba todobaad ah si looga hortega faafida Cudurka halista ee Coronavirus oo qof qaba laga helay Muqdisho, kaasi oo ka yimid dalka dibadiisa.

Dowladda Federaalka ayaa tan iyo markii ay sheegtay in qof qaba Cudurka halista ee Coronavirus laga helay Muqdisho waxaa ay bilowday dadaalo dhowr ah oo looga hortegayo faafida Cudurda oo dalal badan oo dunida ku yaalla fara ba’an ku haaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts