HomeWararXiliga la qabanayo Caleemo-saarka Madaxweyne Qoorqoor oo la shaaciyay

Xiliga la qabanayo Caleemo-saarka Madaxweyne Qoorqoor oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga qaban-qaabada Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan ku yeeshay Dhuusamareeb, isagoona shaaciyay waqtiga la qabanayo Xaflada Caleemo-saarka Madaxda Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga Xaflada Caleemo-saarka Yuusuf Garaad Cumar oo War qoraal ah soo dhigay bartiisa Faceebook ayuu ku sheegay in Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Galmudug iyo ku-xigeenku la qabanayo 26-ka Bishaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga qaban-qaabada Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan ku yeeshay Dhuusamareeb, isagoona shaaciyay waqtiga la qabanayo Xaflada Caleemo-saarka Madaxda Galmudug.

Guddoomiyaha Guddiga Xaflada Caleemo-saarka Yuusuf Garaad Cumar oo War qoraal ah soo dhigay bartiisa Faceebook ayuu ku sheegay in Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Galmudug iyo ku-xigeenku la qabanayo 26-ka Bishaan Maarso 2020.

- Advertisement -

“Wadatashi Madaxtooyada Galmudug ka dib, Guddiga qabanqaabadu wuxuu go’aansaday in xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne ku Xigeenku ay ka dhacdo Dhuusa Marreeb, Khamiis 26-ka Maarso 2020” ayuu yiri Yuusuf Garaad.

Xaflada Caleemo-saarka Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo ku-xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa waxaa kasoo qeyb geli doona Madax kala duwan oo ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya, qaar kamid ah Madaxda Maamul Goboleedyada dalka iyo xubno kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts