HomeWararAdeega Internet-ka oo saacado ka Go’ay Muqdisho iyo Gobolo ka tirsan dalka

Adeega Internet-ka oo saacado ka Go’ay Muqdisho iyo Gobolo ka tirsan dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Maanta Saacado kooban hawada ka maqnaa adeega Internet-ka Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, iyadoo dhowr daqiiqo kahor uu dib u soo laabtay. Maqnaashaha adeega Internet-ka ayaa waxaa uu saameeyn xoogan ku yeeshay Ganacsatada, Shirkadaha, Xawaaladaha, Warbaahinta qaar iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan oo siweyn u isticmaala Internet-ka. Adeega Internet-ka dalka oo ay bixiyaan shirkadaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta Saacado kooban hawada ka maqnaa adeega Internet-ka Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, iyadoo dhowr daqiiqo kahor uu dib u soo laabtay.

Maqnaashaha adeega Internet-ka ayaa waxaa uu saameeyn xoogan ku yeeshay Ganacsatada, Shirkadaha, Xawaaladaha, Warbaahinta qaar iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan oo siweyn u isticmaala Internet-ka.

- Advertisement -

Adeega Internet-ka dalka oo ay bixiyaan shirkadaha Isgaarsiinta Hormuud, Somtel iyo Somnet ayaa Go’ay barqanimadii Maanta, wuxuuna hawada ka maqnaa muddo shan saacadood oo si aad dadka baraha Bulshada ay uga xayirnaayeen.

Ilaa iyo lama oga waxa sababay in Internet-ka dalka uu Go’o hayeeshee waxaa xusid mudan in Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ay macaamiisheeda u soo dirtay fariimo ku aadan raagelinta Internet-ka ka maqnaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts