HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo Magacaabay Mas'uul Cusub

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo Magacaabay Mas’uul Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudeoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Guddoomiye ku-xigeen Arrimo Bulsho u Magacaabay deegaanka Jalaane ee hoostaga Degmada Marka. Maxamed Faynuus Bood ayaa loo Magacaabay inuu noqdo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee deegaanka Janaale ee Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Ibraahim Najax ayaa waxaa lagu sheegay in xilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudeoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Guddoomiye ku-xigeen Arrimo Bulsho u Magacaabay deegaanka Jalaane ee hoostaga Degmada Marka.

Maxamed Faynuus Bood ayaa loo Magacaabay inuu noqdo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee deegaanka Janaale ee Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Ibraahim Najax ayaa waxaa lagu sheegay in xilka Gudoomiye ku-xigeenka Janaale uu ku yimid soo jeedinta Maamulka Magaalada Marka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista. 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts