HomeWararAkhriso:-Isbedel lagu sameeyay Taliska Booliska Dhoobley

Akhriso:-Isbedel lagu sameeyay Taliska Booliska Dhoobley

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha guud ee Ciidanka Dowlad goboleedka Jubbaland Sarreeye Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa Isbedel ku sameeyay Taliska guud Ciidanka Booliska Degnada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Jubbaland ayaa waxaa xilkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska Dhoobleey Gaashaanle Dhexe Haybe Axmad Cabdyllaahi, waxaana loo badalay Taliska qaybta Booliska ee gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha guud ee Ciidanka Dowlad goboleedka Jubbaland Sarreeye Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa Isbedel ku sameeyay Taliska guud Ciidanka Booliska Degnada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Jubbaland ayaa waxaa xilkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska Dhoobleey Gaashaanle Dhexe Haybe Axmad Cabdyllaahi, waxaana loo badalay Taliska qaybta Booliska ee gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Sidoo kale Gaashaanle Maxamuud Cabdi Daahiyeb ayaa loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka booliska Dhoobleey, halka uu Dhamme Maxamad Cabdulaahi Kureed loo magacaabay ku-xigeenkiisa.

Ugu dambeyntii Ciidanka Booliska degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyan Taliska Cusub ee lasoo magacaabay.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts