HomeCaalamkaErgey Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Dal Carbeed oo Is Casilay

Ergey Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Dal Carbeed oo Is Casilay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Liibiya ayaa xilkaasi iska casilaya sababa u ku tilmaamay in xaaladiisa caafimaad ay dhibaato ku keeneyso in dalkan waqooyiga Afrika ku yaala uu nebadgelyo ku soo dabbaalo. Ghassan Salame, ayaa bartiisa twitterka soo dhigay “xaaladdayda caafimaad ima suura gelinayso in aan xamilo welwel intan la eg”. Wadahadalada […]

- Advertisement -

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Liibiya ayaa xilkaasi iska casilaya sababa u ku tilmaamay in xaaladiisa caafimaad ay dhibaato ku keeneyso in dalkan waqooyiga Afrika ku yaala uu nebadgelyo ku soo dabbaalo.

Ghassan Salame, ayaa bartiisa twitterka soo dhigay “xaaladdayda caafimaad ima suura gelinayso in aan xamilo welwel intan la eg”.

- Advertisement -

Wadahadalada u dhexeya dowladda ay dabada ka riixayso Qaramada midoobay ee ka howlgasha casimada Tripoli, iyo ciddamada daacada u ah jeneraal Khalifa Haftar ayaa burburay heshiis ay horay u gaaren.

Libya waxaa ragaadiyay colaado tan iyo kacdoonkii sanadkii 2011 ee xididdada loogu siibay ninkii adkaa ee Muammar Gaddaf

Isbuucii aynu soo dhafnay Mr salame ayaa ergada Dowladda iyo ciddamada uu hogaaminayo Jeneraal Haftar isugu keenay Geneva, si ay u yeeshan wadahadalo nabadda, balse labada dhinac ayaa dib u dhigay ka qayb qadashadada wadahadaladaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories