HomeWararWafdi ka socda dowladda Somalia oo shir uga qeyb galaya Suudaan

Wafdi ka socda dowladda Somalia oo shir uga qeyb galaya Suudaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xildhibaan Sadik Warfa ayaa ku sugan magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaa oo uu uga qeybgalay shir looga hadlayo isdhex-marka Dad-ka iyo Ganacsiga waddamada  ku bahoobay Urur gobolleedka IGAD. Shirkan waxaa kalo ka qeybgalaya mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xildhibaan Sadik Warfa ayaa ku sugan magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaa oo uu uga qeybgalay shir looga hadlayo isdhex-marka Dad-ka iyo Ganacsiga waddamada  ku bahoobay Urur gobolleedka IGAD.

Shirkan waxaa kalo ka qeybgalaya mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda , iyadoo sidoo kale ay ka qeybgalayaan wafuud ka socota wasaaradaha amniga, arrimaha dibadda iyo  Cadaaladda.

- Advertisement -

Shirkaan ayaa looga hadlayaa isdhex-marka Dad-ka iyo Ganacsiga wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD.

Xoghayaha guud ee Urur goboleedka IGAD Mudane Workneh Gebeyehu oo furay shirkaan ayaa sheegay in haddii wadamada ku Bahoobay IGAD ay meel mariyaan sharciyada lagu heshiiyo ay muhimad gaar ah u yeelan doonto shacabka wadamadaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts