HomeWararPuntland oo ka hadashay dagaalkii Khasaaraha geystay ee ka dhacay Sanaag

Puntland oo ka hadashay dagaalkii Khasaaraha geystay ee ka dhacay Sanaag

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaalkii saakay ka dhacay deegaanka Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag, kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Taliska Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamo ka tirsan Somaliland ay weerar kusoo qaadeen deegaanka kadhada, hayeeshee ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaalkii saakay ka dhacay deegaanka Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag, kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland.

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Taliska Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamo ka tirsan Somaliland ay weerar kusoo qaadeen deegaanka kadhada, hayeeshee ay weerar iska difaaceen Ciidanka Puntland ee halkaas ku sugnaa.

- Advertisement -

Sidoo kale Puntland ayaa sheegtay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Hadaaftimo ay Somaliland uga qabsadeen gaadiid dagaal, hub iyo 50 qof oo Maxaabiis ah.

Ugu dambeyntii Maamulka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka u sheegtay in aysan Puntland Mas’uul ka noqon doonin wixii ka dhasha duulaan ay sheegeen in lagu soo qaaday dhulkooda.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo kala gaaray ayaa ka dhashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag, In kastoo aan si dhab ah loo ogeyn inta uu la egyahay.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts