HomeWararSoomaali badan oo ku xayirnaa Yemen oo dib loogu soo celiyay dalka

Soomaali badan oo ku xayirnaa Yemen oo dib loogu soo celiyay dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

134 qof oo Soomaali oo muddooyinkii dambe ku xayirnaa dalka Yemen ayaa waxaa dib loogu soo celiyay gudaha dalka Soomaaliya sida ay sheegtay Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM. Hay’adda IOM qeybteeda Soomaaliya ayaa sheegtay in dadkan ay kasoo daabushay Yemen ay isugu jiraan Haween, Carruur iyo dhalinyaro, iyagoona muddooyinkii dambe ku xayirnaa dalkaas. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

134 qof oo Soomaali oo muddooyinkii dambe ku xayirnaa dalka Yemen ayaa waxaa dib loogu soo celiyay gudaha dalka Soomaaliya sida ay sheegtay Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM.

Hay’adda IOM qeybteeda Soomaaliya ayaa sheegtay in dadkan ay kasoo daabushay Yemen ay isugu jiraan Haween, Carruur iyo dhalinyaro, iyagoona muddooyinkii dambe ku xayirnaa dalkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale dadkaan Soomaalida ah ayaa waxaa Magaalada Cadan looga soo qaaday Doon, waxaana ay kala ahaayeen 73 ruux oo rag ah iyo 61 oo ahaa Dumar, waxaana si nabad ah doonta ay ku keentay Magaalada Berbera ee Somaliland.

Ugu dambeyntii Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa tilmaamtay in lacagta dib loogu soo celiyay 134-ta qof ee Soomaalida ay iyaga bixisay, isla markaana ay ka heshay hay’adda Boqor Salmaan ee dalka Sucuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts