HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga

Wararkii ugu dambeeyay dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintey 37 kalena way  ku dhaawacmeen kadib markii uu dhulgariir ka dhacay gobolka Van ee daklka Turkiga Axada maanta ah sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaas. Sagaal ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa ku jira xaalad halis ah, sida la sheegay , Wasiirka Arimaha Gudaha ee dalkaas  Suleyman […]

- Advertisement -

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintey 37 kalena way  ku dhaawacmeen kadib markii uu dhulgariir ka dhacay gobolka Van ee daklka Turkiga Axada maanta ah sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaas.

Sagaal ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa ku jira xaalad halis ah, sida la sheegay , Wasiirka Arimaha Gudaha ee dalkaas  Suleyman Soylu wuxuu sheegay in seddex kamid ah dadka dhintay ay ahaayeen carruur, isagoo intaa ku daray in guryo gaaraya 1,066  ay burbureen.

- Advertisement -

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee dalkaas ayaa durba bilowday  howlo lagusoo badbaadinayo dadka  , ayuu yiri Soylu.

“Dadaallada baadi doonka  iyo badbaadinta dadka ayaa socda,” sidaas waxaa yiri wasiir Soylu.

Dhulgariirkan oo cabirkiisa uu ahaa 5.7 qiyaasta dhulgariirada  ayaa ku dhuftay xudduuda Turkiga iyo Iran.

- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda ee loo yaqaan ‘TRT ayaa sheegtay ina dhulgariirka uu saameyey illaa 43 tuulo oo ku yaal dalka Turkiga, kuwaasoo ay horey uga dhaceen dhulgariiro xoog leh.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories