HomeCaalamkaTalyaaniga oo Go’aan Culus kasoo saaray Cudurka Coronavirus

Talyaaniga oo Go’aan Culus kasoo saaray Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dowladda Talyaaniga ayaa waxa ay soo saartay “tallaabooyin culus” oo ay ku xakamaynayso in caabuqa coronavirus uu ku faafo qaaradda Yurub. Ra’iisul Wasaare Giuseppe Conte ayaa gelinkii dambe ee Sabtida waxa uu ku dhawaaqay qorshe degdeg ah xilli tirada dadka uu caabuqaasi ku dhacay ay sare u kacday oo ay gaartay 79. Tallaaabooyinka ayaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Talyaaniga ayaa waxa ay soo saartay “tallaabooyin culus” oo ay ku xakamaynayso in caabuqa coronavirus uu ku faafo qaaradda Yurub.

Ra’iisul Wasaare Giuseppe Conte ayaa gelinkii dambe ee Sabtida waxa uu ku dhawaaqay qorshe degdeg ah xilli tirada dadka uu caabuqaasi ku dhacay ay sare u kacday oo ay gaartay 79.

- Advertisement -

Tallaaabooyinka ayaa la soo rogay kaddib markii laba muwaadin oo Talyaani ah la xaqiijiyay inay u dhinteen caabuqan.

Toban magaalo oo ku yaal gobollada waqooyi ee Lombardy iyo Veneto ayaa si adag waxaa loo galiyay karantiil.

Ku dhawaad 50,000 oo qof oo ku sugan magaalooyinkaas gobollada waqooyi ayey mas’uuliyiintu waydiisteen in aanay guryahooda soo dhaafin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts