HomeCaalamkaKoonfurta Suudaan oo 4 Madaxweyne ku-xigeen yeelatay (Akhriso Magacyada)

Koonfurta Suudaan oo 4 Madaxweyne ku-xigeen yeelatay (Akhriso Magacyada)

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha dalka Koofurta Suudaan Salva  kiir ayaa ku dhawaaqay qeybta kowaad ee xukuumadda awood qeybsiga ku dhisan ee dalkaas. Magacaabista uu maanta oo sabti ah sameeyay waxaa uu madaxweyne ku xigeenka kowaad ugu magacaabay Ninka ay isku hayeen siyaasadda ee Riek Machar, waxaana uu sidoo kale sameeyay saddex ku xigeen kale oo ay midi Haweeney […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Koofurta Suudaan Salva  kiir ayaa ku dhawaaqay qeybta kowaad ee xukuumadda awood qeybsiga ku dhisan ee dalkaas.

Magacaabista uu maanta oo sabti ah sameeyay waxaa uu madaxweyne ku xigeenka kowaad ugu magacaabay Ninka ay isku hayeen siyaasadda ee Riek Machar, waxaana uu sidoo kale sameeyay saddex ku xigeen kale oo ay midi Haweeney tahay.

- Advertisement -
  1. Dr. Riek Machar Teny, madaxweyne Ku xigeen ka 1aad.
  2. Dr. James Wani Igga, madaxweyne Ku xigeenka 2aad.
  3. Gen. Taban Deng Gai, madaxweyne Ku xigeenka 3aad
  4. H.E Rebecca Nyandeng Garang, madaxweyne Ku xigeenka 4 aad.
  5. Hon. Tut-Kew Gatluak Manibe, lataliyaha amniga ee Madaxweynaha.
  6. Hon. Mayiik Ayii Deng, wasiiru dowlaha madaxtooyada.

Magaacistan ayaa qeyb ka ah heshiis lagu dhisayo xukuumad wadaag ah oo ay Suudaan yeelato tan iyo sanadkii 2013Kii markaas oo uu dagaal sokeeye ka qarxay dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories