HomeCaalamkaTurkiga iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray xaaladda Suuriya

Turkiga iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray xaaladda Suuriya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Dawladda Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khadka telfoonka ku yeeshay wada hadal waqti kooban qaatay iyagoo isla soo qaaday xaaladaha Suuriya. Waxay isku raaceen in la xoojiyo sidii loo heli wada tashiga iyo Isfahan in laga gaaro xakamaynta xaaladda Suuriya, waxaana labada Madaxweyne uu mid kastaba sheegay inuu diyaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dawladda Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khadka telfoonka ku yeeshay wada hadal waqti kooban qaatay iyagoo isla soo qaaday xaaladaha Suuriya.

Waxay isku raaceen in la xoojiyo sidii loo heli wada tashiga iyo Isfahan in laga gaaro xakamaynta xaaladda Suuriya, waxaana labada Madaxweyne uu mid kastaba sheegay inuu diyaar u yahay tallaabo kasta oo lagu xallinayo xaaladda Suuriya.

- Advertisement -

Intii ay ku guda jireen wada hadalka telfoonka dhankiisa ah waxay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ku heshiiyeen in dedaal badan la geliyo wada tashiyada lagu gaarayo xabad joojinta gobolka Idlib ee Syria.

Labada dhinac ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay sida ay lagama maarmaanka u tahay sii wadista xiriirka ka dhexeeya milatariga dalalka Ruushka iyo Turkiga eek u sugan gudaha Suuriya, taasoo horseedi karta in la yareeyo xiisadda Suuriya.

Madaxweynaha Turkiga ayaa ku booriyay dhiggiisa Ruushka in ciidamada Ruushka laga rabo inay xakameeyaan weerarada ay qaadayaan ciidamada Taliska Suuriya iyagoo taageero ka helaya ciidamada Ruushka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts