HomeCaalamkaDowlad diyaarado sida gargaar u dirtay dalka Shiinaha

Dowlad diyaarado sida gargaar u dirtay dalka Shiinaha

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dawladda Qadar ayaa dalka Shiinaha u dirtay 5 diyaaradood oo ku raran sahay caafimaad halka qaar kamid ah diyaaradahaasina ay yihiin diyaaradaha caafimaadka loo diyaariyay  si loogu dabiibo dadka ay haleelaan cudurada culus ama shilal waaweyn wax ku noqday. Qatar waxay sidoo kale sheegtay in diyaaradahan ay saartay 300 oo tan oo sahay caafimaad ah, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dawladda Qadar ayaa dalka Shiinaha u dirtay 5 diyaaradood oo ku raran sahay caafimaad halka qaar kamid ah diyaaradahaasina ay yihiin diyaaradaha caafimaadka loo diyaariyay  si loogu dabiibo dadka ay haleelaan cudurada culus ama shilal waaweyn wax ku noqday.

Qatar waxay sidoo kale sheegtay in diyaaradahan ay saartay 300 oo tan oo sahay caafimaad ah, kuwaas oo si isku xigta ugu anba baxay dalka Shiinaha gaar ahaan magaalooyinak Beijing, Wuhan, Shanghai, Guangzhou, China oo ah goobaha uu sida aadka ugu faafay cudurka Koroona.

- Advertisement -

Dawladdu waxay intaa ku dartay in taageeradani ay tahay mid bini aadantinimo oo ay doonayso Qatar inay gacan kusiiso shacabka iyo Dawladda Shiinaha oo cudurka Coroona uu fara kulul iyo dhibaato badan kiu hayo.

Qatar waxay kaalmaha hore ka gashay Dawladaha taageerada iyo garab istaaga u muujiyay Dawladda iyo Shacabka Shiinaha oo uu si weyn u saameeyey cudurka Coroona, kaasoo dilay kumanaan qof isagoo ku dhacay kumanaan kale.

Diyaaradda QatarAir Ways ayaa la sheegay inay howshan qabanayso, oo ay gargaarka caafimaad gaarsiin doonto dalka Shiinaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts