HomeWararDuqa Muqdisho oo amar dul-dhigay guddoomiyaasha degmoyinka gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo amar dul-dhigay guddoomiyaasha degmoyinka gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaana shirkan looga hadlay arrimo kala duwan o ay ka midyihiin amniga iyo nadaafadda gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa waxaa shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) waxaa looga hadlay shirka Dardar galinta Aminiga Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaana shirkan looga hadlay arrimo kala duwan o ay ka midyihiin amniga iyo nadaafadda gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa waxaa shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) waxaa looga hadlay shirka Dardar galinta Aminiga Magaalada Nadafada iyo kordhinta dakhliga dalka oo dhamaantood qeyb ka ah horomarka magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Cara boo faahfaahiyay waxyaabihii ka soo baxay kulanka ayaa sheegay in aad looga dooday in laga wada shaqeeyo sidii xoolaha magaalada lagusoo daayo loo geyn lahaa xarunta baadi qabadka oo dhawaan dib loo howlgeliyay.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa faray guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir in ay si hufnaan leh ay u gutaan waajibaadkooda shaqo kana shaqeeyaan arrimaha hor tebinta leh ee uu ugu horeeyo amniga caasimadda.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu soo hadal qaaday sidii dhismayaasha sharci darada ah ee laga dhisto waddooyinka magaalada Muqdisho waxaana maamulku uu sheegay in arrintaas aan oo dul qaadan doonin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts