HomeWararDhageyso:- Xisbiyada Mucaaradka oo kulan Deg deg ah ka yeelanaya xaaladda Somaliland

Dhageyso:- Xisbiyada Mucaaradka oo kulan Deg deg ah ka yeelanaya xaaladda Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in meeshii ugu xumeyd ay mareyso xaaladda Somaliland islamarkaana ay kulan ka yeelan doonaan xibiyada mucaaradka ee Somaliland. Isaga oo ka hadlayay xaaladda Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay marayso marxalad aan laga filayn in Somaliland ay tegi doonto taas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in meeshii ugu xumeyd ay mareyso xaaladda Somaliland islamarkaana ay kulan ka yeelan doonaan xibiyada mucaaradka ee Somaliland.

Isaga oo ka hadlayay xaaladda Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay marayso marxalad aan laga filayn in Somaliland ay tegi doonto taas uu sheegay in wel-wel ay gelinayso xisbiyada iyo shacabka.

- Advertisement -

Dhnaca kalana waxa uu sheegay in labada Xisbi siyaasadeed ee mucaaradka ee ka jira Somaliland in ay yeelanayaan kulan deg deg ah oo dhacaya maalinta sabtida ah ee soo socota isaga oo intaas kusii daray in ay go’aano kazoo sarai doonaan quseeya xaaladda Somaliland.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts