HomeWararWasiir Cawad oo la kulmay Wakiilka Cusub ee Hey'adda Caafimaadka Adduunka

Wasiir Cawad oo la kulmay Wakiilka Cusub ee Hey’adda Caafimaadka Adduunka

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wakiilka cusub ee Hey’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Mamunur Rahman Malik, oo warqadihiisa aqoonsiga wakiilnimo ku wareejiyay Wasiirka, isagoo ah wakiilka hey’adda ee ka howlgalaya dalka. Kulanka qaabilaadda intii lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wakiilka cusub ee Hey’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Mamunur Rahman Malik, oo warqadihiisa aqoonsiga wakiilnimo ku wareejiyay Wasiirka, isagoo ah wakiilka hey’adda ee ka howlgalaya dalka.

Kulanka qaabilaadda intii lagu guda-jiray, ayaa waxaa lagaga wadahadlay iskaashi wadaagga iyo wax ka qabashada baahida dhanka caafimaadka iyo isbitaallada ku yaalla Soomaaliya , iyadoo la dejinayo barnaamijyo ka hortag iyo wacyigelin oo loogu talagalay kuwa bixiya adeegyada caafimaadka iyo hirgelinta mashaariic wax-ku-ool ah oo taabagelinaya habab si wadajir ah looga shaqa-galo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts