HomeWararNabadoon Caawa lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Nabadoon Caawa lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaas lagu dilay mid kamid ah Nabadoonada deegaanka. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in Nabadoonka ay toogteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado, kuwaas oo falka kadib goobta ka baxsaday. Marxuumka la dilay ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaas lagu dilay mid kamid ah Nabadoonada deegaanka.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in Nabadoonka ay toogteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado, kuwaas oo falka kadib goobta ka baxsaday.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Nuur Gees diir, waxaana goobta uu ka dhacay falka gaaray Ciidamo ka tirsan laamaha amiga Gaalkacyo, iyagoo soo qaaday Meydka.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Nabadoonka la dilay uu ahaa Guddoomiyihii Laanta Shanaad ee Garsoor ee Gaalkacyo.

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dilal qorsheysan iyo weeraro, waxaana inta badan falalkaas sheegtay Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts