HomeWararGolaha Wasiirada Somaliland oo aqbalay in Farmaajo uu tego Hargeysa

Golaha Wasiirada Somaliland oo aqbalay in Farmaajo uu tego Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi aheyn, iyagoona uga hadlay Safar la sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya uu tegi doono Magaalada Hargeysa. Madaxweyne Muuse Bixii ayaa Golaha Wasiirada Somaliland u soo jeediyay in Madaxweyne Farmaajo uu ka dego Hargeysa, iyagoona aqbalay arrintaas, isla markaana waxaa ay sheegeen inay soo dhaweynayan.. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi aheyn, iyagoona uga hadlay Safar la sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya uu tegi doono Magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Muuse Bixii ayaa Golaha Wasiirada Somaliland u soo jeediyay in Madaxweyne Farmaajo uu ka dego Hargeysa, iyagoona aqbalay arrintaas, isla markaana waxaa ay sheegeen inay soo dhaweynayan..

- Advertisement -

Maalmaha soo socda  ayaa la filayaa in si wadajir ah Magaalada Hargeysa uga degaan Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyagoo oo ka ambabixi doona sida la sheegay  Magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in aysan Hargeysa ku soo dhaweeyn doonin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Sidoo kale Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa tilmaamay in aysan dooneyn in Farmaajo yimaado Hargeysa, isla markaana kal hor uu ka socday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed in Hargeysa uu tego Madaxweynev Farmaajo.

- Advertisement -

Si kastaba Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa dhawaan kulan ku yeeshay Magaalada Addis Ababa, waxaana isku keenay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts