HomeWararDowladda Somalia oo la sheegay inay ogolaatay Shahaadada Ardayda Puntland

Dowladda Somalia oo la sheegay inay ogolaatay Shahaadada Ardayda Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa  waxaa ay sheegayaan in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ogolaatay Shahaadada Ardayda deegaanda maamulka Puntland, kadib markii kal horey ay diiday Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda kana soo Puntland ayaa waxaa la sheegay inay dadaal badan ku bixiyeen sidii ay dowladda Federaalka u ogolaan laheyn bixinta Shahaadada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa  waxaa ay sheegayaan in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ogolaatay Shahaadada Ardayda deegaanda maamulka Puntland, kadib markii kal horey ay diiday

Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda kana soo Puntland ayaa waxaa la sheegay inay dadaal badan ku bixiyeen sidii ay dowladda Federaalka u ogolaan laheyn bixinta Shahaadada, iyadoona Arday Puntland loo ogolaaday Shahaadada.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in xalay kulan Khadka telefoonka ah uu dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, iyagoona ka wada hadlay Arrimaha Shahaadada.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Madaxweyne Deni u sheegay in Xukuumadda Federaalka ay ka laabatay go’aankii ay ku xannibtay Shahaadada Ardayda Puntland.

Bilihii lasoo dhaafay ayaa waxaa jiray Khilaaf xoogan oo ku aadan dhinaca waxbarashada oo u dhexeeyay Wasaaradda Waxbarashada dowladda iyo maamulka Puntland, hayeeshee waxaa la sheegayaa in xal laga gaaray arrintaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts