HomeCaalamkaHaweeney Da’ ah oo sameysay arrin Cajiib ah si ay u badbaadiso...

Haweeney Da’ ah oo sameysay arrin Cajiib ah si ay u badbaadiso seygeeda

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Haweeney u dhalatay dalka Hindiya, laguna magacaabo Lata Kare ayaa ka qeyb qaadatay tartan aysan u arkin in uu yahay ciyaar lacag lagu heli karo, waxna ka badeli kara nolosheeda. Kare oo katirsan qoys sabool ah waxaa ka xanuunsaday seygeeda, mana aysan awoodin in ay iska bixiyaan kharashka ku baxaya baaritanaada caafimaadka ee MRI ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeney u dhalatay dalka Hindiya, laguna magacaabo Lata Kare ayaa ka qeyb qaadatay tartan aysan u arkin in uu yahay ciyaar lacag lagu heli karo, waxna ka badeli kara nolosheeda.

Kare oo katirsan qoys sabool ah waxaa ka xanuunsaday seygeeda, mana aysan awoodin in ay iska bixiyaan kharashka ku baxaya baaritanaada caafimaadka ee MRI ee seygeeda, si loo ogaado xanuunka haya.

- Advertisement -

Haweeneydan ayaa markii ay xaaladda ku xumaatay waxaa ay ka qeybgashay tartn orod, si ay ugu guuleysato abaalmarin, ka dibna ay u hesho lacag ay ku daweyso seygeeda oo xanuunsan aannan kici karin.

Dadka ku nool tuuladii ay deganeyd ayaa u sheegay in uu jiro tartan orod ah oo qofkii ka qeybgala kuna guuleysta uu heli doono lacag.

“Lacagta aan u baahnaa si aan seygeeda u daweeyo waxay ahayd 70 doolar, waxayna dadka igu dhiirageliyeen in aan ka qeybqaato tartanka orodka”, ayay tiri Kare oo la hadashay BBC-da.

- Advertisement -

Waxa ay sheegtay in lacagta tartanka haddii ay ku guuleysato ay ku daweyn karto seygeeda, waxayna go’aansatay in ay ka qeybgasho tartanka.

Xigasho:-BBC Somalia

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts