HomeCaalamkaHay’ad Caafimaad oo Digniin kasoo saartay faafidda Cudurka Coronavirus

Hay’ad Caafimaad oo Digniin kasoo saartay faafidda Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

WHO ayaa ka Digtay in Fayruska Karoona uu ka dillaaco meel ka baxsan dalka Shiinaha iyo 60-kiis oo cusub oo laga helay dalka Japan. Ururka Caafimaadka Adduunku ayaa si adag uga digay in Fayruska Karoona uu ka dillaaco meel ka baxsan dalka Shiinaha maadaama uu cudurkaasi si aan lagu tala galin u gaaray dalal badan […]

- Advertisement -

WHO ayaa ka Digtay in Fayruska Karoona uu ka dillaaco meel ka baxsan dalka Shiinaha iyo 60-kiis oo cusub oo laga helay dalka Japan.

Ururka Caafimaadka Adduunku ayaa si adag uga digay in Fayruska Karoona uu ka dillaaco meel ka baxsan dalka Shiinaha maadaama uu cudurkaasi si aan lagu tala galin u gaaray dalal badan oo adduunka ka mid ah.

- Advertisement -

WHO waxay dalalka adduunka ugu baaqday inay ka feejignaadaan in cudurka Koroona uu dalalkooda ugu faafo si lamid ah xaaladada haatan ka jirta dalka Shiinaha.

Agaasimaha guud ee WHO Tedros Giberisos ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in ay jiraan kiisas naxdin leh oo laga helay dalal ka baxsan Shiinaha, haddii aan laga hortagina ay sababi karto inay ku faafaan dalalka laga helay kiisaskaas.

Tedros Giberisos ayaa intaas ku daray in waddanka Japan laga helay 60-kiis oo cusub, kuwaas oo la xaqiijiyay in si rasmi ah looga helay Fayruska Karoona, taasoo ah midda keentay inay mar kale la hadlaan shucuubta caalamka ayna u sheegaan inay ka feejignaadaan saamaynta uu cudurkaasi leeyahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories