HomeCaalamkaWeerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Afgaanistan

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Afgaanistan

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil Askari Afgaanistaan u dhashay uu u geeystay laba askari oo mareykan ah halka lix kalana uu ku dhaawacay Saldhig Milatari oo ku yaala Bariga dalkaasi

Afhayeen u hadlay ciidamada Milataarka dowladda Afgaanistaan ayaa warbaahinta u sheegay in nin ku labisan dareeska ciidamada Dowladda Afganistaan uu rasaas ku furay ciidamadan oo ku sugnaa saldhig Milatari oo ku yaala Bariag Dalka Afgaanistaan .

- Advertisement -

Afhayeenkan ayaa intaasi ku daray in Ciidamda wadaagga ah ee ka koobnaa Afganistaan iyo Amerikan ay ku wada sugnaayeen Saldhiggan oo lagu magacaabo Nankar ee dhaca Bariga dalkaasi

Waxa uu sidoo kale sheegay in Baaritaan intaasi kabadan ay wadaan dhowaanna ay shaacin doonaan sida weerarkan uu ku dhaca iyo wax yaabaha keenay

Dhacdooyinka nuucaan ah ee dilka loogu geeysto ciidamada American ka ah eek u sugan Afganistaan ayaa ah kuwo ku soo laalaabtay Saldhigyada dalkaasi Afganistaan .

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories