HomeWararPuntland iyo Jubbaland oo Shir xasaasi ah uga furmay Boosaaso

Puntland iyo Jubbaland oo Shir xasaasi ah uga furmay Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta waxaa ka furmay Shirka Iskaashiga Dowlad Goboleedka Puntland iyo Jubbaland, iyadoona hadlayo Arrimo kala duwan. Shirkan ayaa waxaa si wadajir ah u daah-furay Madaxweyneyaasha labada Maamul ee Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maalmo ka gaaray Boosaaso, waxaana shirka ka qeyb galaya Mas’uuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta waxaa ka furmay Shirka Iskaashiga Dowlad Goboleedka Puntland iyo Jubbaland, iyadoona hadlayo Arrimo kala duwan.

Shirkan ayaa waxaa si wadajir ah u daah-furay Madaxweyneyaasha labada Maamul ee Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maalmo ka gaaray Boosaaso, waxaana shirka ka qeyb galaya Mas’uuliyiin kala duwan oo labada dhinac ah.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Shirkan Iskaashiga u dhexeeya Puntland iyo Jubbaland looga hadlayo Arrimo ku aadan xaalada siyaasadeed ee dalka, Amniga, Dhaqaalaha, iyo Arrimaha dib u eegista Dastuurka, Sharciga Batroolka iyo Doorashada 2020/2021.

Sidoo kale Shitka Puntland iyo Jubbaland ayaa markii uu soo dhamaado waxaa lagu wadaa in qodobo dhowr ah lasoo saaro, kuwaasi oo ku aadan xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimo kale.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts