HomeWararAskari dil ka geystay Dhuusamareeb oo gacanta lagu dhigay

Askari dil ka geystay Dhuusamareeb oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay Nin Odey ahaa ku toogtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in dilkan uu ka dhacay Xaafada horseed ee Dhuusamareeb, isla markaana Askariga uu  si bareer ah u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay Nin Odey ahaa ku toogtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in dilkan uu ka dhacay Xaafada horseed ee Dhuusamareeb, isla markaana Askariga uu  si bareer ah u dilay Odeyga xili uu halkaas ku sugnaa.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maxamuud Siigaale, kaasi oo kamid ahaa dadka deegaanka Dhuusamareeb, waxaana goobta ka markii hore ka baxsaday Askarigii falkaas geystay.

Intaas kadib Ciidanka amniga dowladda ayaa howlgal kala duwan ka sameeyay Magaalada Dhuusamareeb, iyagoona markii dambe soo qabtay Askarigii dilka u geystay Cabdiraxmaan Siigaale.

Saraakiisha amniga Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen in Askariga gacan ku dhiiglaha ahaa lagu xiray Xabsi ku yaalla halkaas, isla markaana sharciga lahor geyn doono.

- Advertisement -

Si kastaba Ciidanka amniga dowladda ee ku sugan Caasimadda Galmudug ayaa horey ugu guuleystay inay ka gacanta kusoo dhigaan Askari dil u geystay qof shacab ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts