HomeCaalamkaAmiirka Qatar oo socdaal lama filaan ah ku gaaray Magaalada Tehran

Amiirka Qatar oo socdaal lama filaan ah ku gaaray Magaalada Tehran

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa Maanta oo Axad ah Safar aan la shaacin ah ku gaaray Magaalada Tehran ee Caasimadda dalka Iiraan, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Amiirka dalka Qadar ayaa Magaalada Tehran waxaa wadahadal kula yeelan doonaa masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweyne Hassan Rouhani, waxaana Socdaalka halkaas uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa Maanta oo Axad ah Safar aan la shaacin ah ku gaaray Magaalada Tehran ee Caasimadda dalka Iiraan, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Amiirka dalka Qadar ayaa Magaalada Tehran waxaa wadahadal kula yeelan doonaa masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweyne Hassan Rouhani, waxaana Socdaalka halkaas uu tegay Amiirka uu ahaa mid aan lasii shaacin.

- Advertisement -

Booqashada Amiirka ee Tehraan ayaa timid xilli ay jiraan xiisado kacsan oo ka taagan Khaliijka kadib dilkii Mareykanku ku dilay Qassem Soleimani  oo ahaa taliyihii ugu sareeyay Iran ee Baqdaad iyo sidoo kale gantaal aargoosi ah oo Iran ay ku beegsatay bartilmaameedyada Mareykanka ee Ciraaq.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts