HomeWararDhaawacyadii laga qaaday Muqdisho oo la geeyay Turkiga iyo qof kamid ah...

Dhaawacyadii laga qaaday Muqdisho oo la geeyay Turkiga iyo qof kamid ah oo dhintay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa xalay waxaa gaartay diyaaradii siday qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Ex Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Diyaaradan oo ka degtay Garoon military oo ku yaalla Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ayaa siday dhaawacyada 16 qof, kuwaasi oo xaaladooda Caafimaad dalka wax looga qaban waaye, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa xalay waxaa gaartay diyaaradii siday qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Ex Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Diyaaradan oo ka degtay Garoon military oo ku yaalla Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ayaa siday dhaawacyada 16 qof, kuwaasi oo xaaladooda Caafimaad dalka wax looga qaban waaye, isla markaana halkaas loo qaaday.

- Advertisement -

Gaadiidka gurmadka Degdeg ah ee Ambalaas ah ayaa dhaawacyada looga qaaday Garoonka Ankara, waxaana durbo la dhigay Xarumo Caafimaad oo xaaladooda lagu dabiibayo.

Sidoo kale inta ay diyaarada Hawada ku jirtay ayaa waxaa geeriyootay mid kamid ah dhaawacyada, taasi oo lagu magacaabi jiray Aamino Cismaan, iyada oo aad u liidatay xaaladeeda markii laga qaadayay Muqdisho.

Tirada dhimashada qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex- Koontarool Afgooye  ayaa gaartay 82 Ruux, halka dhaawaca uu ka badan yahay 149 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts