HomeWararMadasha Xisbiyada Qaran oo Caawa kulan ku yeeshay Muqdisho

Madasha Xisbiyada Qaran oo Caawa kulan ku yeeshay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir ay caawa ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay kaga tashadeen sidi loo garab istaagi lahaa dadka Soomaaliyeed ee wax ku noqday qaraxii shalay ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye. Kulanka Mashada Xisbiyada ayaa looga hadlay sidi taageerayaasha Xisbiyada ku mideysan Madasha iyo Umadda Soomaaliyeed loogu abaabuli lahaa inay doorkooda qaataan Gurmadka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir ay caawa ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay kaga tashadeen sidi loo garab istaagi lahaa dadka Soomaaliyeed ee wax ku noqday qaraxii shalay ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye.

Kulanka Mashada Xisbiyada ayaa looga hadlay sidi taageerayaasha Xisbiyada ku mideysan Madasha iyo Umadda Soomaaliyeed loogu abaabuli lahaa inay doorkooda qaataan Gurmadka.

- Advertisement -

Shirkan oo uu guddoomiyay Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada  Qaran Sh. Shariif  Sheekh Ahmed waxaa ka qayb galay Madaxweynihii hore mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kalena qodobada looga hadlay waxaa kamid ah aragti ku biirnita sharciga doorashooyinka Qaran oo dhawaan golaha Shacabka uu ansixiyay, loona gudbiyay Aqalka sare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts