HomeWararMaamulka G/Banaadir oo ansixiyay Miisaaniyadda 2020-ka ee Muqdisho

Maamulka G/Banaadir oo ansixiyay Miisaaniyadda 2020-ka ee Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dhawaan ayuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Guddi gaar ah in ay soo diyaariyaan Qorshah Maamulka iyo Miisaaniyadda sanadka 2020  ee ku aadan Caasimadda Muqdisho. Kulan maanta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Md: Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa lagu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhawaan ayuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Guddi gaar ah in ay soo diyaariyaan Qorshah Maamulka iyo Miisaaniyadda sanadka 2020  ee ku aadan Caasimadda Muqdisho.

Kulan maanta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Md: Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa lagu soo bandhigay Qorshaha iyo Miisaaniyadda sanadka 2020 iyadoo ay kulankaaasi qayb ka ahaayeen Guddoomiye Xigeenada Gobolka Banaadir Guddoomiyaasha Degmooyinka, Agaasimayaasha guud, Agaasime waxeedka Dowladda hoose iyo la taliyaal dhoowr ah waxaana looga dooday Qorshaha horumarinta Gobolka iyo Miisaaniyadda sanadka soo socda.

- Advertisement -

Qorshaha uu Maamulka Gobolka soo bandhigay maanta ee looga dooday shirka wadatashiga ayaa waxa uu ka koobanyahay 6 tiir oo waawayn oo kala ah
1. Amniga, Siyaasadda iyo Cadaaladda
2. Horumarinta adeegyada Bulshada
3. Dib u dhiska
4. Horumarinta Dhaqaalaha
5. Dib u habaynta Ciidanka ilaalinta Deegaanka Xamar
6. Maamul wanaagga

Sidoo kale waxa iyana shirka maanta looga dooday Miisaaniyadda sanadka 2020 ee Dowladda Hoose iyadoo dood dheer ka dib lagu ansixiyay Miisaaniyadda oo sandkaan noqonayso $32,977,123 oo ah ku talagalka sanadkaa. Miisaaniyadaan ayaa aadi dootno qaybaha Mushaaraadka shaqaalaha, dib u dhiska magaalad, ADeegyada bulshada, iibka Agabka iyo kharaashaadka la xiriira maamulka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay xeritaanka shrika ayaa sheegay in xilligaani ay muhiim tahay in Maamulka Gobolka la yimaado qorshe cad ee uu ku hagaayo horumarka magaalada Muqdisho waxa uuna balanqaaday in loo istaagi doono fulinta halbeegyada horumarineed ee loo dajiyay sanadka cusub in la fuliyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts