HomeWararQaramada Midoobay oo War kasoo saartay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u Cambaareysay Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye Qaraxaas oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa tacsi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u Cambaareysay Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye

Qaraxaas oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa tacsi loogu diray qoysaskii ay dadka uga geeriyoodeen qaraxii Ex-Koontarool Afgooye, iyagoo kuwa dhaawacmay Caafimaad deg deg ah u rajeeyay.

“Qaramada Midoobay waxa ay cambaareyneysaa weerarkii gaari ee saakay ka dhacay Muqdisho, kaas oo dil iyo dhaawac u geystay dad badan. Qaramada Midoobay waxa ay tacsi u direysaa qoysaskii khasaaruhu soo gaaray, waxa ayna u rajeyneysaa dadka halkaas ku dhaawacmay in ay si dhaqsa ah u bogsadaan” ayaa lagu yiri Warka QM.

Ugu yaraan 70 Ruux ayaa ku geeriyootay qaraxaas, halka 143 qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo haatan xaaladooda Caafimaad lagu dabiibayo Muqdisho.

- Advertisement -

Dadka waxyeelada soo gaartay ayaa u badan dad shacab ah oo ay ku jiraan Arday badan oo dhiganeysay Jaamacadda Banaadir, waxaana gaariga ay saarnaayern gebi ahaan uu noqday mid gubtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts