HomeCaalamkaWaxaa dilay Gaari aan darawal lahayn..!!! ( QISO DHAB AH )

Waxaa dilay Gaari aan darawal lahayn..!!! ( QISO DHAB AH )

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wiil dhalinyaro 21 jir ah ayaa geeriyooday ka dib mrkii uu dardaray gaari aan darawal lahayn kaa oo laga hagayey Remote Control Wiilkaan oo lagu magacaabi jiray Meykal Kozanofij ayaa si kama ah ugu geeriyooday shilkan oo uu sabab u ahaa Remote Control laga xukumayay gaariga dilay Ciidamada Poliska waxa ay sheegeen in wiilkan uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wiil dhalinyaro 21 jir ah ayaa geeriyooday ka dib mrkii uu dardaray gaari aan darawal lahayn kaa oo laga hagayey Remote Control

Wiilkaan oo lagu magacaabi jiray Meykal Kozanofij ayaa si kama ah ugu geeriyooday shilkan oo uu sabab u ahaa Remote Control laga xukumayay gaariga dilay

- Advertisement -

Ciidamada Poliska waxa ay sheegeen in wiilkan uu taagnaa laba gaari dhexdooda , laakin uu ku dhex xayirmay ka dib markii mid ka mid ah Gawaariadan lagu soo kaxeeyay Remote Control uu ku dhejiyay kan kale

Dadka marayay hareerta waddada ayaa isku dayay in ay bad baadiyaan wiilkan laakin kuma guuleeysan oo waxaa dhacday in si awoodd badan loogu dhiftay wilkan gaariga Remote laga hagayay taas oo keentay in uu u geeriyoodo

Poliska waxa ay sheegeen in ninkan uu indha indheynayay mid ka mid ah labadan gaari si uu u iibsado laakin tijaabadii midka uu doonayay uu kala kulmay dhibaatadan sababtay geeridiisa .

- Advertisement -

Shirkadda Soo saartay gawaariada Remote laga hago ayaa kaga digaya macaamiishooda in ay u isticmaalaan ka xeynta gawaaridooda, iyaga oo sheegay in dhibaato ay kala kulmi karaan dadka .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts