HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Iskudhacyo Lubnaan ka dhacay iyo sababta keentay

Khasaaro ka dhashay Iskudhacyo Lubnaan ka dhacay iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Iskudhacyo u dhaxeeya booliska la dagaalama rabshada iyo dibadbaxayaal ka soo horjeeda dowladda oo ka dhacay caasimadda waddanka Lubnaan ee Bayruut ayaa waxaa ku dhaawacmay tobaannaan qof, goobjoogayaal ayaa sidaasi sheegay. Qulqulatada ayaa bilaabatay xilli dibadbaxayaasha ay soo weerrareen rag afka soo duubtay oo dibadbaxooda ka soo horjeeda markii ay isku dayeen inay tagaan fagaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iskudhacyo u dhaxeeya booliska la dagaalama rabshada iyo dibadbaxayaal ka soo horjeeda dowladda oo ka dhacay caasimadda waddanka Lubnaan ee Bayruut ayaa waxaa ku dhaawacmay tobaannaan qof, goobjoogayaal ayaa sidaasi sheegay.

Qulqulatada ayaa bilaabatay xilli dibadbaxayaasha ay soo weerrareen rag afka soo duubtay oo dibadbaxooda ka soo horjeeda markii ay isku dayeen inay tagaan fagaare u dhaw baarlamaanka.

- Advertisement -

Booliska ayaa riday sunta dadka kaga ilmaysiisa iyo rasaasta cinjirka ah, halka dibadbaxayaashuna ay dhagxaan tuurayeen. Ugu yaraan 20 askari ayaa sidoo kale dhaawacantay.

Dibadbaxyo salka ku haya maamul xumida dhaqaalaha ee kooxda hoggaanka haysa ayaa waxa ay soo bilowdeen bishii Oktoobar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts