HomeWararAl-shabaab oo War kasoo saartay dilka Guddoomiyihii Degmada Awdheegle

Al-shabaab oo War kasoo saartay dilka Guddoomiyihii Degmada Awdheegle

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa inta u dhexeeysa deegaanka sabiib iyo degmada Awdheegle ee Gobolka Shaebeellaha Hoose waxaa ka dhacay qarax sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka la geliyo ah ayaa waxaa lala eegtay gaari uu la socday Guddoomiyihii Degmada Awdheegle Maxamed Aweys Abuukar oo loo yaqaanay Maxamed Yarow, kaasi oo uu ku geeriyooday qaraxaas.

Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa dhaawac uu kasoo gaaray Saddex Askari oo ilaalo u ahaa Guddoomiyaha, kuwaasi oo saarnaa gaariga.

War qoraal ah oo lagu daabacay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada qaraxii lagu dilay Guddoomiyihii Degmada Awdheegle Maxamed Yarow.

Al-shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in Guddoomiye Maxamed Yarow xiliga la qarxinayay uu saarnaa gaari nooca xamuulka qaado ah, waa sida hadalka loo dhigay

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa dhowr jeer qaraxyo kala duwan oo ka dhacay lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolkaas iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories