HomeCaalamkaRa'iisul Wasaarihii dalka Ciraaq oo Is Casilay

Ra’iisul Wasaarihii dalka Ciraaq oo Is Casilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaarihii dalka Ciraaq Caadil Cabdul Mahdi ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska Casilay. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Caadil ayaa waxaa lagu shaaciyay inuu xilkii iska Casilay, kadib todobaadyo Ciraaq ay dhaceen Dibad-baxyo rabshado watay. Sidoo kale is casilaada Caadil ayaa timid, kadib markii wadaadka shiicada Ciraaq uu si kulul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii dalka Ciraaq Caadil Cabdul Mahdi ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska Casilay.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Caadil ayaa waxaa lagu shaaciyay inuu xilkii iska Casilay, kadib todobaadyo Ciraaq ay dhaceen Dibad-baxyo rabshado watay.

- Advertisement -

Sidoo kale is casilaada Caadil ayaa timid, kadib markii wadaadka shiicada Ciraaq uu si kulul u Cambaareeray in awood loo adeegsaday Dibad-baxayaal Careysan oo kasoo horjeeday Xukuumadii Caadil.

Ugu yaraan 400 qof ayaa ku geeriyootay Dibad-baxyadii dalka Ciraaq ka socday tan iyo Bishii Octoober ee sanadkan 2019.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts