HomeCaalamkaDhulgariir ku dhuftay Albania iyo Khasaaro ka dhashay

Dhulgariir ku dhuftay Albania iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dhulgariir cabirkiisu yahay 6.4 ayaa ku dhuftay woqooyiga magaalada Tirana ee caasimadda dalka Albania,kaas oo geystay lix dhimasho ah iyo dhaawacyo gaarayua 325 ruux. Dhulgariirkaan oo ka bilowday magaalada Durres, ayaa lagu waramay in uu saameyn ku yeeshay dhul baaxaddiisu tahay 13—meyl,kaas oo ku dhow caasimadda Tiraana. Dhlgariiirkaan oo ah kii ugu weynaa ee mudo […]

- Advertisement -

Dhulgariir cabirkiisu yahay 6.4 ayaa ku dhuftay woqooyiga magaalada Tirana ee caasimadda dalka Albania,kaas oo geystay lix dhimasho ah iyo dhaawacyo gaarayua 325 ruux.

Dhulgariirkaan oo ka bilowday magaalada Durres, ayaa lagu waramay in uu saameyn ku yeeshay dhul baaxaddiisu tahay 13—meyl,kaas oo ku dhow caasimadda Tiraana.

- Advertisement -

Dhlgariiirkaan oo ah kii ugu weynaa ee mudo tobonaan sano ah ka dhaca Albaaniya,wuxuu burburiyay dhismooyin badan,iyadoo sadex dugsi waxbarasho oo ku yiillay magaalooyinka Durres, Lezhe iyo  Tirana la xiray illaa amar dambe.

Wasiirka Caafimaadka ayaas manta oo Tallaado ah sheegay in ugu yaraan ay dhinteen lix,halka uu dhaawacu gaarayo 325, ruux,waxaana dadweynaha loogu baaqay in ay ku sii nagaadaan dibadda oo ay ka baxaan guryaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories