HomeCaalamkaNin looga shakiyay inuu geystay Weerar oo lagu qabtay Holland

Nin looga shakiyay inuu geystay Weerar oo lagu qabtay Holland

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla magaaladaThe Hague,sida ay xaqiijiyeen Boliiska halkaasi. Qabashadaan ayaa daba socota shil maalinimadii Jimcaha ka dhacay deegaanka Grote Marktstraat ,halkaasi oo middi lala beegsaday 3-ruux oo dhallinyaro ah. Ninka la qabtay oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla magaaladaThe Hague,sida ay xaqiijiyeen Boliiska halkaasi.

Qabashadaan ayaa daba socota shil maalinimadii Jimcaha ka dhacay deegaanka Grote Marktstraat ,halkaasi oo middi lala beegsaday 3-ruux oo dhallinyaro ah.

- Advertisement -

Ninka la qabtay oo 35-jir ah ma laha cinwaan ama deegaan la ogyahay,Waxaana  loo gudbiyay saldhig boolis halkaas o  laga weydiinayo su’aalo. doono.”

Saddexda qof ee dhaawacmay waa  laba hablood oo 15-sano jir sh ah iyo wiil 13 jir ah,waxaana  dhammaantood laga soo saaray cisbitaalka goor dambe oo Jimcihii aheyd.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts