HomeWararLabada Aqal ee Baarlamaanka oo Maanta Mar kale kulan wadajir ah yeelanaya

Labada Aqal ee Baarlamaanka oo Maanta Mar kale kulan wadajir ah yeelanaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay mar kale kulan wadajir ah ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo kuwa Aqalka Sare ee dalka ayaa waxaa xalay lagu wargeliyay jiritaanka kulan wadajir ah, kaasi oo furmi doona saacadaha soo socda. Ajendaha Kulanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay mar kale kulan wadajir ah ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo kuwa Aqalka Sare ee dalka ayaa waxaa xalay lagu wargeliyay jiritaanka kulan wadajir ah, kaasi oo furmi doona saacadaha soo socda.

- Advertisement -

Ajendaha Kulanka ayaa waxaa uu yahay Meelmarinta Habraaca Ansaxinta Dib-U-Eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoona Ajendahaas dood ka yeelan doona.

Sidoo kale kulankan Maanta ayaa waxaa lagu wadaa inay si wadajir ah u Shir Guddoomiyaan Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka kulankii ugu horeeyay oo wadajir ah yeeshay 20-kii Bishan November, iyagoona Akhrinta 1aad marsiiyay Miisaaniyadda dowladda Federaalka ay ku shaqeyn doonto Sanadka Cusub ee 2020-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts