HomeWararWafdi ka socda Itoobiya oo kusoo wajahan Magaalada Muqdisho

Wafdi ka socda Itoobiya oo kusoo wajahan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa inay soo gaaraan Wafdi ka socda dowladda Itoobiya, kuwaasi oo saacadaha soo socda Safar booqasho ah ku imaanaya Magaalada. Wafdigan ka socda Itoobiya ee imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa ka kooban ku dhawaad 10 Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. Sidoo kale Wafdigaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa inay soo gaaraan Wafdi ka socda dowladda Itoobiya, kuwaasi oo saacadaha soo socda Safar booqasho ah ku imaanaya Magaalada.

Wafdigan ka socda Itoobiya ee imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa ka kooban ku dhawaad 10 Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

- Advertisement -

Sidoo kale Wafdigaan ayaa warar la helayo waxaa ay sheegayaan in maalinta berri ah ay imaan doonaan Muqdisho, waxaana Ujeedkoodka uu yahay sidii ay u dardar gelin lahaayeen qodobadii ay dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen Sanadkii hore.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo sanadkii 2018 booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Muqdisho ayaa xiligaas kulan uu la qaatay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaa labada dhinac ay ku heshiiyeen in la fuliyo qodobo muhiim ah, kuwaasi oo lagu dardar gelinayo xariirka u dhexeeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts