HomeWararMaxkamad Go’aamineysa Goob diimeed ay isku hayaan Muslimiinta & Hinduuska

Maxkamad Go’aamineysa Goob diimeed ay isku hayaan Muslimiinta & Hinduuska

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa maanta lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo cidda maamuleysa gacan ku heynta oob diimeed ku taallla magaalada Ayodhiya oo ay isku hayaan dadka induska ah iyo muslimiinta hindiya. Maamulka Hindiya ayaa ciidamo ka badan 5000 oo askari  geeyay waqooyiga magaalada Ayodhya ka hor inta la sugayo xukunka maxkamada sare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa maanta lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo cidda maamuleysa gacan ku heynta oob diimeed ku taallla magaalada Ayodhiya oo ay isku hayaan dadka induska ah iyo muslimiinta hindiya.

Maamulka Hindiya ayaa ciidamo ka badan 5000 oo askari  geeyay waqooyiga magaalada Ayodhya ka hor inta la sugayo xukunka maxkamada sare ee ku Sabtida ida loo dhiibayo gacan ku heybta goob diimeedf ay ku muransan yihiin dadka Hinduska iyo Muslimiinta.

- Advertisement -

Madaxda iyo dadka ku sugan gobolka Uttar Pradesh ayaa muujinaya cabsi ka dib kolkii kumanaan ruux ay soo gaareen magaaladaasi halkaasoo ay suurtagal tahay in ay ka dhacaan rabshado marka maxkamadda sare ay ku dhawaaqdo cidda mamuleysa goobta lagu muranan yahay .

Sannadkii 1992-dii kacdoonkii dadka Hindida ayaa burburiyey masjidka Babri ee ku yiillay magaalada Ayodhiya ,waxaana halkaasi ku dhimatay 2-kun ooqof  u badan muslimiin.

Muslimiinta waxay sheegeen in masjidka Babri  ay ku tukan jireen qarnigii 16-aad illaa sanadkii 1949-kii ,halka dadka hinduuska ah ay aaminsan yihiin in xilligii uu talada haayey Mughal  la burburiyay macbadkaasi,isla markaana laga dhisay masjid.

- Advertisement -

Maxkamaddu waxay xukuntay in aagga lagu muransan yahay ee ah 2,77 acres (1.12 hektar) loo qaybiyo saddex qaybood oo isle’eg, iyada oo saddex-meelood laba meelood ay u socdaan bulshada Hinduuga iyo saddex-meelood meel muslimiinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts