HomeWararDEG DEG:-Mas’uul ka tirsan Gobolka Sh/Hoose oo Qarax lagu dilay

DEG DEG:-Mas’uul ka tirsan Gobolka Sh/Hoose oo Qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhow weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeellaha Hoose. Kooxo hubeysan ayaa weerar ku qaaday guriga uu Degmada Afgooye ka deganaa Guddoomiye Cumar Carabey, isagoona u geeriyooday dhaawac Culus uu ka soo gaaray weerarkaas. Dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhow weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeellaha Hoose.

Kooxo hubeysan ayaa weerar ku qaaday guriga uu Degmada Afgooye ka deganaa Guddoomiye Cumar Carabey, isagoona u geeriyooday dhaawac Culus uu ka soo gaaray weerarkaas.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa u sheegay in ragii weerarka soo qaaday goobta ay si deg deg ah uga baxsadeen, waxaana haatan goobta uu falka ka dhacay gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Weli ma jiro wax war ah oo ka baxay maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay uga hadlayaan weerarka lagu dilay Guddoomiye Cumar Carabey oo ka tirsanaa Maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts