HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka iyo UNHCR oo ka wada hadlay A/Fatahaadaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo UNHCR oo ka wada hadlay A/Fatahaadaha

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa maanta oo arbaco ah Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya Johann Pierre Siffoint waxayna ka wada hadleen arimaha Fataahada Wakiilka UNHCR ayaa Guddomiyaha Golaha Shacabka warbixin ka siiyey kaalmo iyo gurmad ay gaaarsiyeen dadka dhibaatada kaso gaartay fatahadayada gaar ahaan Degmada […]

- Advertisement -

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa maanta oo arbaco ah Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya Johann Pierre Siffoint waxayna ka wada hadleen arimaha Fataahada

Wakiilka UNHCR ayaa Guddomiyaha Golaha Shacabka warbixin ka siiyey kaalmo iyo gurmad ay gaaarsiyeen dadka dhibaatada kaso gaartay fatahadayada gaar ahaan Degmada Berdaale ee Gobalka Bay

- Advertisement -

Mr Johann ayaa sheegay in gurmad deg deg ah ay u fidiyeen dad gaaraya 25,000 ila 30, 000 kun qof oo saameyey Fatahadda isago wakiilka intaasi ku daray inta ay wadeen gurmadka ay la kulmeen Maamulka Dagmada iyo kan gobalka

Dhanka kale Guddomiyaha iyo Wakiilka ayaa sido kale ka wada hadlay arimo ku saabsan Kampala Convention iyo IDP-ga iyo sharciyada weli aan la ansixin oo ay muhiim tahay in la meel mariyo

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories