HomeWararRoobab dabeylo wata oo ka da'ay Somaliland iyo Khasaaro ka dhashay

Roobab dabeylo wata oo ka da’ay Somaliland iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Somaliland ayaa sheegaya in halkaas ay ka da’een roobab xoogan oo mahiigaan ah, kuwaasi oo siweyn loogu diirsaday. Roobka ayaa si aad ah uga da’ay deegaan lagu magacaabo Cabdi Geeddi oo waqooyi kaga beegan Magaalada Hargaysa, iyadoona dabeyl la socotay roobka ay dumisay guryo ku yaallay deegaankaas. Dadka deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Somaliland ayaa sheegaya in halkaas ay ka da’een roobab xoogan oo mahiigaan ah, kuwaasi oo siweyn loogu diirsaday.

Roobka ayaa si aad ah uga da’ay deegaan lagu magacaabo Cabdi Geeddi oo waqooyi kaga beegan Magaalada Hargaysa, iyadoona dabeyl la socotay roobka ay dumisay guryo ku yaallay deegaankaas.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in roobkii ka da’ay deegaanka Cabdi Geeddi uusan geysan Khasaaro nafeed ah, hayeeshee uu jiro mid hantiyadeed.

Dhinaca kalena gargaar dhinaca cirka la mariyey ayaa gaaray magaalada Bardaale ee Gobolka Baay oo ay go’doomiyeen roobabkii dhawaan halkaa ka da’ay.

Gargaarkan ayaa waxaa lagu qaaday diyaarado helikobtarro ah, waxaana la geeyey raashin iyo daawo ay qaadeen diyaarado sida gargaar ay bixiyeen hay’adaha deeqda sida USAID.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts