HomeWararGuddiga Maaliyadda Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyay Wasiir Beyle

Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyay Wasiir Beyle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyada, Qorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 04/11/2019 waxay kulan Kula yeesheen xarunta Guddiyadda ee Villa-Hargeysa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Howl-wadeenadda Wasaaraddaasi. Kalankaa oo Ajandihiisu Ahaa Su’aalo weydiin ku saabsan Ku noqoshadda Miisaaniyadda 2019ka ayaa wasiirka lagu hor dhigay dhowr su’aal oo ay xubnuhu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyada, Qorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 04/11/2019 waxay kulan Kula yeesheen xarunta Guddiyadda ee Villa-Hargeysa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Howl-wadeenadda Wasaaraddaasi.

Kalankaa oo Ajandihiisu Ahaa Su’aalo weydiin ku saabsan Ku noqoshadda Miisaaniyadda 2019ka ayaa wasiirka lagu hor dhigay dhowr su’aal oo ay xubnuhu u baahdeen in loo iftiimiyo.

- Advertisement -

Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay tiro su’aalo ah oo ay xubnaha gudigu weydiiyeen.

Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Mudane Maxamuud Cabdulaahi Siraaji.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts