HomeWararMadaxweynaha Puntland oo dhaliil u jeediyay dowladda Federaalka

Madaxweynaha Puntland oo dhaliil u jeediyay dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Qardha ayaa waxaa uu ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliay. Waxaa uu sheegay Madaxweyne Deni in dowladda Federaalka ay ku jirto geedi socod siyaasadeed, isagoona ku dhaliilay  in dowladda weli aysan caga dhigan, isla markaana loo baahan yahaya in Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Qardha ayaa waxaa uu ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliay.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Deni in dowladda Federaalka ay ku jirto geedi socod siyaasadeed, isagoona ku dhaliilay  in dowladda weli aysan caga dhigan, isla markaana loo baahan yahaya in Puntland ay qeyb ka noqoto geedi socodka lagu jiro.

- Advertisement -

Sidoo kale Saciid Deni ayaa waxaa uu sheegay in Puntland ay ka go’antahay in Madaxda dowladda xiligaa ay kula xisaabtanto saamiga Puntland uga maqan dowladda dhexe, waxaana Bulshada maamulkiisa uu ka dalbatay inay ku taageeraan Go’aankiisa.

Si kastaba maamulka Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhexeeya Khilaaf siyaasadeed, waxaana Madaxweyne Deni dhowr jeer uu ku cel-celiyay in Puntland ay diyaar u tahay wadahadal dhexmara labada dhinac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts